Baarlamaanka Warar 

Baarlamaanka Soomaaliya oo sharci-darro ku tilmaamay go’aankii Qalbidhagax loogu dhiibay Itoobiya

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shari-darro ku tilmaamay tallaabadii dowladda Itoobiya loogu wareejiyay Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbidhagax). Baarlamaanka oo kulankiisii caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa warbixin ka dhegeystay guddi gaar ah oo xildhibaanno ah oo loo xilsaaray dhiibistaas. Taliska Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dhiibista Qalbidhagax oo la sheegay inuu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha ururka ONLF oo la dagaallama dowladda Itoobiya. Warbixin dheer oo uu guddiga soo saaray ayaa lagu xusay in taliska nabadsugidda uu si qaldan u maareeyay kiiska…

Akhriso Faahfaahinta
Baarlamaanka Senator Warar 

Soomaaliya oo beddeleysa danjireyaasha u fadhiya 8 dal

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa shalay oo Talaado ahayd sheegay inay qorsheynayaan beddelidda siddeed safiir oo dhowaan ay dib ugu yeereen. Waxaa xigi doona safiirro iyo xilal safaaradeed oo isbeddelo ay ku sameyn doonaan, taas oo qeyb ka ah dhaqangelinta sharciga arrimaha dibadda Soomaaliya oo goleyaasha dowladda ay ansixiyeen sanadkii 2014. Wasiirka oo ka hor hadlayay Aqalka Sare oo su’aal oraaheed ugu yeeray ayaa in muddo xileedyadii ka horreeyay aan lagu dhaqmi jirin sharcigaas oo golaha wasiirrada iyo baarlamaanka ay horay…

Akhriso Faahfaahinta