Baarlamaanka Warar 

11 Musharrax oo u taagan xilka guddoomiyenimo ee golaha shacabka Soomaaliya

Guddiga qaban qaabada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta xiray diiwangelinta musharrixiinta u tartameysa xilka afhayeenka golaha shacabka,sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha guddigan,xildhibaan

11 musharrax ayaa isdiiwangeliyay kuwaas oo ka soo baxay shuruudihii looga baahnaa musharax kasta,sida guddiga uu sheegay.

Magacyada musharrixiinta

1-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

2-Xildhibaan Cali sheekh Maxamuud Nuur

3-Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed

4-Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5-Xildhibaan sheekh Aden Maxamed Nuur Madoobe

6-Xildhibaan Shariif sheekh Maye

7-Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar

8-Xildhibaan Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan

9-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

10-Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye

11-Xildhibaan Iiman Cabdullaahi Cali

Doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa dhici doonta 30-ka bishan Abriil.

Warar kale oo la xiriira