Warar 

15 Xisbi oo si ku meel gaar ah loo diiwaangeliyay

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa diiwaangeliyay 15 xisbi kuwaas oo ku biiraya xisbiyada dhinaca siyaasadda ee wadanka ka jira,sida ay baahisay idaacada Goob Joog.

Xisbiyadan oo ay qaar cusub ku jiraan waxaa inta badan hoggaaminaya siyaasiyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay xukuumaddihii dalka soo maray.

Magacyada Xisbiyada

1-Xisbiga Wadajir

2-Xisbiga Garsoor

3-Xisbiga Midnimada iyo Qaranka Soomaaliyeed

4-Xisbiga Qaranka iyo Dimuqraadiyadda

5-Xisbiga Midnimada iyo Jamhuuriga

6-Xisbiga ummadda Soomaaliyeed

7-Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed

8-Xisbiga Horumarinta

9-Xisbiga Samu

10-Xisbiga Tiir

11-Xisbiga Cadaaladda iyo Badbaadada

12-Xisbiga Damiirka Soomaalinimada iyo Horumarka

13-Xisbiga Shaqsiyada iyo Wadaniyadda Soomaaliyeed

14-Xisbiga Dadka Soomaaliyeed

15-Xisbiga Xal-Qaran

Warar kale oo la xiriira