• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Warar

Guddiyada dib u eegista Dastuurka oo faragalin ka cabanaya

Kalfadhi by Kalfadhi
July 11, 2018
in Warar
Reading Time: 1 min read
0
Maxaa keenay in Dastuurka Soomaaliya uu weli yahay qabyo-qoraal?

Guddiyada dib u eegista Dastuurka KMG Soomaaliya ayaa maanta soo saaray bayaan ay ku qeexayaan in faragalin lagu haayo shaqadoodi ku aadan dib u eegista Dastuurka.

Guddiga madaxa banaan iyo laba guddi ee Barlamaanka Soomaaliya ee dib u eegista Dastuurka ayaa shaaca ka qaaday inay dareemayaan in loo gacan dhaafay howshoodi ku saabsan Dastuurka.

Inkastoo ay si waadix u qirin cida faragelinta ku haysa shaqadooda,haddana waxa ay xuseen in aysan haysanin imkaaniyaad badan o horey u dhaqaajin lahaa howsha dib u eegista Dastuurka.

Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah Xoghaya Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u akhriyay dhowrka qodob ee cabashada ah warbaahinta gudaha.

Waxyaabaha bayaankoodi ku xusan waxaa kamid ah dhaqaale la’aan,shaqaale iyo agabkii howsha lagu qaban lahaa.

Dhinaca kale Guddiga Madaxa Banaan ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya waxa ay 5 Cutub oo laga soo shaqeeyay  ku wareejiyeen xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlaanka Soomaaliya.

Previous Post

Maxkamadaha Dalka Oo Baddalaya Hannaanka Gal-dacweedyada soo gaara

Next Post

Khilaafka U Dhaxeeya Madaxda Galmudug Oo Cuuryaamiyay Howlihii Maamulkaas

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Xildhibaannada Galmudug oo ansixiyay in ay Cadaado noqoto xarunta Baarlamaanka

Khilaafka U Dhaxeeya Madaxda Galmudug Oo Cuuryaamiyay Howlihii Maamulkaas

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com