Golaha Shacabka: 11 kulan, shan kun oo doolar iyo saddex bil oo fasax ah

Waxaa soo baxaya warbixinno hor leh oo muujinaya in Xukuumaddu u qeybisay xildhibaannada Golaha Shacabka ee ku jira fasaxa saddexda bil ah iyo Aqalka Sare lacag dheeraad ka ah gunnooyinka iyo mushaarka sharciga ah. Lacagta oo lagu sheegay inay dhan tahay $1,645,000 [hal miyal lix boqol iyo afartan iyo shan kun oo doolar] ayaa xildhibaannada … Continue reading Golaha Shacabka: 11 kulan, shan kun oo doolar iyo saddex bil oo fasax ah