Dib ugu noqoshada Deegaan doorashada; Xildhibaan Sadiiq Warfaa

In xildhibaannadu booqdaan deegaan doorashadoodii waa mid ah sababha xildhibaannada loo fasaxo laba bil marka uu Kalfadhi walbaa xirmo. Baarlamaanka 10-aad ayaana ku guda jira fasaxa kalfadhigii saddexaad. Tiro yar oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka ayaana dib ugu laabtay deegaan doorashadoodii, waxaana ka mid ah xildhibaan Sadiiq Warfaa. Waxa uu xildhibaanku la hadlay warbaahinta … Continue reading Dib ugu noqoshada Deegaan doorashada; Xildhibaan Sadiiq Warfaa