• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Guddoomiye Mursal Oo La Taliye Sare U Magacaabay Taliye Ku Xigeenkii Sirdoonka Ee Xilka Laga Qaaday

Kalfadhi by Kalfadhi
August 19, 2018
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Guddoomiye Mursal Oo La Taliye Sare U Magacaabay Taliye Ku Xigeenkii Sirdoonka Ee Xilka Laga Qaaday

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u magcaabey Cabdulqaadir Maxamed Nuur “Jaamac” inuu noqdo la taliye sare oo ka tirsan xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Warqad ka soo baxdey xafiiska gudoomiyha ayaa lagu magacaabey mudane Jaamac oo maalmo ka hor xilkii ku xigeenka taliyaha hay’adda sirdoonka qaranka looga qaadey dikareeto madaxweyne Farmaajo uu soo saarey.

In Guddoomiye Mursal uu lataliye sare u magacaabo mudane Jaamac kama soo wareegin 72-saac xil ka qaadistiisii.

Cabduqaadir Maxamed Nuur “Jaamac” ayaa muddo ka soo shaqeeyey safaaradda dowladda soomaaliya ay ku leedahay dalka Turkiga isagoona soo noqdey gunsulka safaaradda dowladda Sooomaaliya ee Turkiga ka hor inta aan loo magacaabin ku xigeenka taliyaha ha’adda nabad sugidda qaranka oo uu sidoo kale ku sime taliye ka noqdey.

Jaamac ayaa saaxiibo dhow la ah gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyagoona hore uga soo wada shaqeeyey safaaradda dalka Turkiga xilli uu guddoomiye Mirsal uu ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga.

 

 

 

Previous Post

Guddiyada Dastuurka Oo Sheegay In Shan Cutub Oo Dastuurka Ka Mid Ah Ay Horgeyn Doonaan Guddiyada Joogta Ee Baarlamaanka

Next Post

Sanatar Yuusuf Geelle : Baarlamaanka Soomaaliya Waa In Ay Ka Hadlaan Xad Gudubyada Kenya

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Sanatar Yuusuf Geelle : Baarlamaanka Soomaaliya Waa In Ay Ka Hadlaan Xad Gudubyada Kenya

Sanatar Yuusuf Geelle : Baarlamaanka Soomaaliya Waa In Ay Ka Hadlaan Xad Gudubyada Kenya

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com