Fasaxa baarlamaanka: Sababta Xildhibaannadu Aysan dib ugu noqon deegaannada laga soo doortay

Xildhibaannada Goleyaasha Baarlamaanka Fadaraalka ah ee tobnaad ayaa ku jira fasaxoodii kalfadhiga saddexaad oo ay tahay inay kasoo noqdaan horraanta bisha soo socota ee Sibteembar. Laakiin xildhibaanada badidood weli dib uguma noqon dadka iyo deegaannada ay matelaan, iyaga oo fasaxyadooda ku qaatay Muqdisho, iyo magaalooyin kale oo shisheeya oo ay u tageen dalxiis ama booqashada … Continue reading Fasaxa baarlamaanka: Sababta Xildhibaannadu Aysan dib ugu noqon deegaannada laga soo doortay