Baarlamaanka Warar 

Yariisoow: Xildhibaanno Ayaa Doonaya In Ay Damiintaan Dadkii Gubay Marxuum Axmed Mukhtaar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay doonayaan in ay damiintaan dadkii gubay marxuum Axmed Mukhtaar Saalax oo inta la dilay maydkiisa lagu gubay xaafadda Towfiiq.

Guddoomiayaha ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu booqday guriga marxuum Axmed Mukhtaar, isla markaana uu la kulmay ehellada marxuumka.

Halkaan ka daawo hadalka Yariisoow

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Xildhibaano badan ay ku howlan yihiin sii daynta dadkii ka dambeeyay falkii lagu gubey Axmed Mukhtaar

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Xildhibaano badan ay ku howlan yihiin sii daynta dadkii ka dambeeyay falkii lagu gubey Axmed Mukhtaar

Posted by Kalfadhi on Monday, September 24, 2018

Golaha Shacabka Oo Guddi U Saaray Falkii Lagu Gubay Marxuum Axmed Muqtaar Saalax

Warar kale oo la xiriira