War-Saxaafadeedyo 

Guddiga Difaaca oo la kulmay wasiirka gaashaandhigga taliyaha ciidanka xooga dalka

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka xooga dalka. Waxana kulanka guddoomiyaya guddoomiyaha guddiga difaaca ee Golaha Shacabka Xuseen Carab Ciise.

Guddiga ayaana u yeeray wasiirka iyo taliyaha, waxa uuna daba sicday dooddii Golaha Shacabku ay saddaxda maalin qaadatay ay ka yeesheen arrinta amniga guud ee dalka.

Su’aalo hordhac ah ayaa lagu waydiiyay iyagoo codasaday in kulan kale loo balamo wasiirka iyo taliyaha waxaan al isla gartay in Sabtida ay wada kulmaan

Warar kale oo la xiriira