Baarlamaanka Warar 

Sidee Buu U Dhacay Kulankii Siddeedaad Ee Golaha Shacabka

Maalin Sabti 29-kii bisha Sibteembar 2018 ayuu dhacay kulankaas, waxaana soo xaadiray 156 mudane, halka ay maqnaayeen 118 mudane. Laba kursi ayaana Golaha Shacabka ka bannaan.

Ajandaha ayaana ahaa sii waddida kulanka doodda xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo laga soo shaqeynayay muddo sanad ah.

Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa kulanka daahfuray waxa uuna xildhibaannada uga mahad celiyay sida ay waqtiga u dhawreen.

Intaas kaddib xildhibaannada ayaa guda galay doodad xeer-hoosaadka.

Halkaan ka daawo doodad oo dhammeystiran.

 

Warar kale oo la xiriira