Baarlamaanka War-Saxaafadeedyo Warar 

Aqalka Sare Oo War Kasoo Saaray Khilaafka Masuuliyiinta Galmudug U Dhaxeeya

Guddiga joogtada ee aqalka sare ayaa maanta soo saaray laba bog ka kooban kaas oo ayuga hadleen xaaladda murugsan ee ka taagan Galmudug. Waxa uuna ugu baaqeen in ay ilaalinayaan wada shaqeynta ay la leeyihiin hay’adaha dastuuriga.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in aan la aqbalin karin dadaallada lagu doonayo in lagu burburiyo hay’adaha dastuuriga ah ee Galmudug ( Baarlamaanka).

Halkaan ka akhriso baaq oo dhan.

baaq

Warar kale oo la xiriira