Baarlamaanka Warar 

Xildhibaanad Fowsiya: Xeer-Hoosaadka Waxaa Ku Jira Qodobbo Iska Hor Imaanaya

Xildhibaanad Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka kana qayb qaadaneysay dooddii Golaha Shacabka ee xeer-hoosaadka ayaa sheegtay in xeer-hoosaadka uu ku jiraan qodobbo badan oo ka hor imaanaya.

Waxa ay tusaale u soo qaadatay qodobka ka hadlayay xasaanadda xildhibaannada, waxa ayna sheegtay in uu ka hor imaanaya qodob ka mid ah dastuurka dalka.

Sidoo kale waxa ay ka hadashay qodobbada qeexaya soojoodinta ama mooshinka oo inta badan xildhibaannadu ay dood ka keeneen

Halkaan ka daawo hadalla xildhibaanad Fowsiya Yuusuf Xaaji.

Xildhibaan Fowsiya yuusuf Xaaji Aadan

Xildhibaan Fowsiya yuusuf Xaaji Aadan “ xeer-kaan naloo qeybiyay wax badan oo iska xor imaanaya ayaa ka buuxa.”

Posted by Kalfadhi on Monday, October 1, 2018

Warar kale oo la xiriira