Baarlamaanka Warar 

Xildhibaan Aamina: nidaamka xisbiyada waa habka kaliya ee dalka lagu gaarsiin karo horumar

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka qayb gashay kulan lagu daah-furayay Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa sheegtay in horumarka dalka uu ku jiro in la taageero nidaamka asxaabta badan.

waxa ay sheegaty in daah furka Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) uu yahay waa cusub uu ubaryay siysaadda iyo mustaqbalka Soomaaliya. Ku tartamidda asxaabta ee doorshada soo socota ayeyna aad u bogaadisay xildhibaanad Aamina.

Halkaan ka daawo muuqaalka xildhibaannada.

Xisbiga UPD

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi '' Waa inaan kawada shaqeynaa sidii lagu gaari lahaa xisbiyo daah furan''

Posted by Kalfadhi on Friday, October 5, 2018

Warar kale oo la xiriira