Baarlamaanka War-Saxaafadeedyo Warar 

Sanatarrada Koonfuur Galbeed ku Matala Dowaldda Federaalka ah oo xaaladda deegaan doorashadooda

Sanatarrada dowaldda Federaalka ah ku matala maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray war-murtiyeed ku ku saabsanaa xaaladda guud ee Soomaaliya.

War murtiyeedka ayaa taabanayay  xaaladaha aminga iyo doorashada dhawaan la filayo in ay ka qabsoonto maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale waxa ay ka digeen in fara galin lagu sameeyo doorashada lafilayo in dhawaan ay ka qabsoonto deegaannadaas.

Halkaan ka daawo war-murtiyeedka.

Warar kale oo la xiriira