Baarlamaanka Warar 

Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galaya Shirka Baarlamaanka Afrika

Xubno ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qayb galaya shirka Baarlamaanka Afrika oo ka socda magaalada Kigali ee dalka Rwanda.

Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah shanta xubnood ee Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Afrika ayaa sheegay in illaa iyo 17-kii bishaan uu isagu joogay dalka Rwanda, iska markaana ay isaga iyo guddigiisa baarlamaanka Afirka ay sii diyaariyaneeyeen Sharciga uu ku shaqeyn doono Booliska mideysan Afrika.

Waxa uu sheegay in qorshaha baarlamaanka ee 2019-ka ay ka doodayeen xubanaha Baarlamaanka Afrika oo ka kooban 275 mudane.

Waxa uu sheegay in ujeedada ugu weyn ay tahay in la helo 2063-da Afrika mid ah.

Halkaan ka daawo muuqaalka oo uu xuquuqdiisa leeyahay SBC TV.

Muhiimada Shirka Baarlamaanka Pan Afrika – Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed – Kigali Rwanda – Oct 2018

Muhiimada Shirka Baarlamaanka Pan Afrika – Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed – Kigali Rwanda – Oct 2018

Posted by SBC Somali TV on Tuesday, October 23, 2018

 

 

Warar kale oo la xiriira