Baarlamaanka Warar 

Xildhibaan Alankeey: Ciidamada Kenya waxay dad shacab ah ku gumaadaan Gobolka Gedo

Cabdullaahi Yuusuf Xasan “Alankeey” oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadalyay kulankii 17-aad ee kalfadhiga afaraad ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo ay xad gudubyo aan dhammaad laheyn ay u geystaan dadka shacabka ah ee ku nool Gobolka Gedo.

Waxa uu sheegay in 17-kii bishaan ay Gobolka ka dhacdo aad u xanuun badan isla markaana dad shacab ah lagu xasuuqay Gobolka Gedo.

Halkaan ka daawo hadalka xildhibaanka

xad gudubyada Kenya.

Cabdullaahi Yuusuf Xasan “Alankeey” oo sheegaya in ciidamada Kenya ay gobolka Gedo ku xasuuqeen dad shacab ah.

Posted by Kalfadhi on Friday, October 26, 2018

 

Warar kale oo la xiriira