Warar 

Golaha Iskaashiga Maamul Gobolleedyada Oo Taageeray Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Farmaajo

Golaha Iskaashiga Maamul Gobolleedyada oo hadda ka kooban kaliya saddex maamul ayaa warqad ay soo saareen waxa ay ku taageereen Mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in dowalad gobolleedyada ay walaac ka qabaan xaaladda siyaadeed ee dalka.

Halka ka akhriso warqaadda aysoo saareen.

Warqadda GIDG 

Warar kale oo la xiriira