Imaanshiyaha Madaxweynaha Ereteriya oo Muqdisho laga dareemay
Madaxweynaha dalka Ereteriya, Asiyaas Afuwarki, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay maanta Magaaladda Muqdisho. Kadib markii uu ka soo degay ...
Madaxweynaha dalka Ereteriya, Asiyaas Afuwarki, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay maanta Magaaladda Muqdisho. Kadib markii uu ka soo degay ...
Guddiga Madaxa-banan ee Doorashadda Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa soo saaray Jadwalka Doorasahada Madaxweynaha KGS, oo ku ...
Musharrax Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) waxay warar uu Kalfadhi ku kalsoon yahay sheegayaan in laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambaareeyey, tilaabo qaldanna ku sifeeyey xariga Musharrax Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur). Xildhibaan Xuseen Sh. ...
Wasaaradaha Maaliyadda, Dastuurka iyo Arrimaha Gudaha ayaa shir uga billowday Muqdisho uga doodaya Federaaleynta Arrimaha Maaliyadda Soomaaliya. Arrintan, oo ay ...
Sh. Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur), oo ka mid ah Musharixiinta Koofur Galbeed, ayaa goor dhaw la xiray. Ciidamada AMISOM ee ...
Ku soo dhawoow bogga ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.
© 2021 Kalfadhi.com
© 2021 Kalfadhi.com