• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Guddoomiye Mursal: In la xaddido Xildhibaannada yimaada gurigeyga wax fiican maaha

Kalfadhi by Kalfadhi
December 15, 2018
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Guddoomiye Mursal Oo Booqday Dhaawacyada Bukaanno Laga Keenay Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan, ayaa ku tilmaamay arrin aan fiicneen in Xildhibaannada ugu tagaya hoygiisa loo diido iney u gudbaan barta uu degan yahay. Waxa uu ugu baaqay Xukumadda iney fahamto xaqa Xildhibaannada iyo Xasaanadda ay leeyihiin. “Waxaan ugu baaqayaa Xukumadda in Xildhibaanada ay ogaato iney xaq u leeyihiin dhaq dhaqaaqooda” ayuu yiri Guddoomiye Mursal.

Waxa uu sheegay in xakameynta dhaqdhaqaaqyada Xildhibaannada hoygiisa tagaya ay tahay wax hadda soo kordhay, oo aan horay u jirin. “Baryahaan dambe, waxaa bilaabatay in Xildhibaannada loo diido in ay u soo gudbaan hooyga aan daganahay, waxaana leeyahay arrinkaasi arrin wanaagsan maahan” ayuu yiro Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal.

Guddoomiye Mursal waxaa kale uu sheegay iney shaqada Golaha Shacabku dib u bilaaban doonto dhawaan, laakiin waqti rasmiya muusan sheegin. Wuxuuse xusay in ay haddaba Guddiyada Goluhu ku shaqeeyaan Xarunta Filla Hargeysa. “Shaqada Golaha Shacabka waa socon doontaa. Hadda, waxaan ku sii Shaqeyneynaa Xarunta Filla Hargaysa, oo ay haddaba ku shaqeeyaan Guddiyada Golaha” ayuu yiri Mursal.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay in Doorashada KGS dib loo dhigo

Next Post

Xildhibaanno uga digay Guddoomiyaha Golaha Shacabka hirgelinta Mooshinka uu hayo

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
Xildhibaanno uga digay Guddoomiyaha Golaha Shacabka hirgelinta Mooshinka uu hayo

Xildhibaanno uga digay Guddoomiyaha Golaha Shacabka hirgelinta Mooshinka uu hayo

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com