• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Aragti

Sanatar Xuseen: Shacabka ka ra’yiga duwan argagixiso ayaa adeegsatay

Kalfadhi by Kalfadhi
December 15, 2018
in Aragti, Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Sanatar Xuseen: Dhameystirka dastuurka waxaa dib u dhigaya khilaafka siyaasadeed ee dalka

Sanatar Xuseen Sh. Maxamuud: Shacabka dareenkooda muujinaya, ee iyaga ka ra’yiga duwan, waxay yiraahdaan ARGAGIXISO IYO QARAN DUMIS ayaa soo adeegsatay. Markay dhaawacmaan oo ay dhintaana looma gurmado.

Shacabka ayaga ku ra’yiga ah waxay yiraahdaan waa WADANIIN Dowladnimada Hormuud u ah. Siyaasiinta Ka ra’yiga duwan waxay ugu yeeraan QARAN DUMIS IYO DIB U SOCOD. Kuwa ayaga ku ra’yiga ahna waa MUWAADINIIN Dowladmimada Difaacaya oo dalka ka naxaya.

Mar haddii aad u dulqaadan weydo kuwa kaa ra’yiga duwan, waxaad ku socotaa wadadii HAL RA’YI lagu maamulay wadan (Kali-Talismimo).

XOREEY ARAGTIDA SHACABKA.

Previous Post

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Ku Baaqay In Dib Loo Dhigo Doorasahadda Konfur Galbeed

Next Post

Baaqashada Kulamada Golaha Shacabka oo fadhiid ka dhigeysa shaqada dowladda

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Ma kulmi karaa Golaha Shacabka iyadoo ay Xildhibaannadu kala aragti duwan yihiin?

Baaqashada Kulamada Golaha Shacabka oo fadhiid ka dhigeysa shaqada dowladda

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com