• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Golaha Shacabka oo kulankiisii maanta ku ansixiyey Xeerka Hanti-dhawrka Qaranka

Kalfadhi by Kalfadhi
January 14, 2019
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyay dooddii Xeer-hoosaadkooda

Golaha Shacabka ayaa maanta meel-mariyey Hindisaha Sharciga Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka. Waxaa sharcigaan ogolaatay 164 Xildhibaan, waxaana diidday 11 Xildhibaan, cid ka aamustayna ma jirin. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan, oo kulanka golaha ee maanta shir-guddoominayey, ayaa ku dhawaaqay inuu goluhu anisixiyey hindisahaas.

Hindisaha Xeerka Hanti-dhawrka Guud waxa uu Aqrintii Saddexaad maray 3 kulan ka hor kulanka maanta lagu ansixiyey. Hase ahaatee, waxaa, sida uu sheegay Guddoomiye Mursal, ay 12 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha u gudbiyeen in wax laga beddelo hindisaha, taas oo maanta loo codeeyey, ugu dambeyntiina la meel-mariyey.

Xildhibaan Cismaan Xaaji, oo uu u yeeray Guddoomiye Mursal, kadib markii uu dalbaday inuu wax ka yiraa hindisaha, ayaa golaha hortiisa ka sheegay inuu soojeedin lahaa in magaca hindisaha oo u qoran “Sharciga Hanti-dhawrka Guud ee Federaalka” la bedelo. “Waa in loogu magac-daraa (hindisahan) Sharciga Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka” ayuu yiri Xildhibaan Cismaan.

Xildhibaan Cismaan Xaaji waxa uu codsaday in si ka fiican sida ay hadda u dhigan yihiin loo caddeeyo qodobada ka hadlaya madax-banaanida Xafiiska Hanti-dhawrka. “Waa inuu madax banaan yahay Hanti-dhawrku, si uu u yeesho awood” ayuu yiri Xildhibaan Cismaan.

Maadaama ay Hindisaha Sharciga Hanti-dhawrka Guud u ahayd maanta xili uu meel-marin uun sugayey, ma dhicin in aad looga dooday, oo waxa ay Xildhibaannada Goluhu si fiican ugu soo falanqeeyeen hindisaha kulamadii ka horreeyey kulanka maanta.

Previous Post

Sanatar Nadiir: Rabshadihii ka dhacay Baydhaba cadaw ayaa ka dambeeyey

Next Post

Golaha Shacabka oo ogolaaday inuu Bangiga Dhexe maamuli karo qof ajnabi ah

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post

Golaha Shacabka oo ogolaaday inuu Bangiga Dhexe maamuli karo qof ajnabi ah

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com