• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Codeyn loo sameeyey “Nuuca Nidaam Fulineed ee Dalka” oo soo dhamaatay

Kalfadhi by Kalfadhi
February 23, 2019
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka oo dib uga shaqeynaya 4 cutub oo ka tirsan dastuurka

Guddiga Dib-u-eegista iyo Lasocodka Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyey codeyn uu Bartiisa Feysbuugga ugu qabtay shacabka Soomaaliyeed. Codeyntaas ayey dadku ku kala dooranayeen nuuca nidaam fulineed ee ay dooni lahaayeen, waxaana la siiyey 2 iqtiyar oo kala ah: 1) Madaxweyne iyo Reysal Wasaare iyo 2) Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen.

Dadkii codeeyey, oo gaarayey 5000 (shan kun), ayaa 54% waxay u codeeyeen iqtiyaarka 1-aad oo ah inuu dalku yeesho nidaam fulineed oo ah Madaxweyne iyo Reysal Wasaare, halka 46% ay u codeeyeen inuu dalku yeesho Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen.

Codeyntan waxay socotay hal todobaad, lamana oga oo ma aysan caddeyn Guddigu  waxa ay ku doonayaan, hase ahaatee waxa uu Guddigu bilihii ugu dambeeyey si dardar leh u waday dib-u-eegista dastuurka oo ay isaga, Guddiga Madaxa-banaan ee Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka sheegeen iney doonayaan iney qabyo-tiraan sanadkan.

Cutubyada laga shaqeynayo hadda waa cutubyada 11-aad ilaa 15-aad, waana cutubyada ugu adag oo la xiriira siyaasadda iyo kheyraadka dalka. Hase ahaatee, waxa uu Guddigu hadda ka shaqeynayaa cutubyada 6-aad ilaa 9-aad, oo ah 4 cutub, kuwaas oo ay horay uga shaqeeyeen, uuna Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanku u gudbiyey Guddiga Madaxa-banaan ee Dastuurka, hase ahaatee dib ugu soo noqday.

Inuu dalku yeesho hogaan la soo doortay, oo haddii qaarkii la magacaabayo ama lasoo wada dooranayo uu dastuurka hawshooda kala caddeynayo, waa arrinta kaliya ee ay dad badan u arkaan inuu yahay qeyb ka mid ah xalka dalka. Inkasta oo aysan Madaxweynaha iyo Reysal Wasaaraha hadda wali iskhilaafin, haddana waxaa kuwii ka horeeyey dhex mari jiray khilaaf uu inta badan ku bixi jiray Reysal Wasaaraha, waxaana la sheegaa inuu sababta leeyahay sida uu dastuurku u dhigo awoodahooda.

Previous Post

Reysal Wasaare Kheyre oo hubiyey inuu 2 sano joogay “Xafiiska Xukunka Soomaaliya”

Next Post

Maamulka dowladda hoose ee Garowe oo mamnuucay boosaska laga dhex samaysto togaga iyo biyo-mareenada

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
Maamulka dowladda hoose ee Garowe oo mamnuucay boosaska laga dhex samaysto togaga iyo biyo-mareenada

Maamulka dowladda hoose ee Garowe oo mamnuucay boosaska laga dhex samaysto togaga iyo biyo-mareenada

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com