• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Guddoomiye Muudeey “Dastuurka sax ma noqon karo inta Soomaaliland maqantahay”

Kalfadhi by Kalfadhi
April 3, 2019
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Cabdiweli Muudey oo sheegay in lagu guul dareystay maalgelinta dib eegista dastuurka

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Irbaahim Muudeey ayaa sheegay in uusan sax noqon karin Dastuurka Soomaaliya inta ay maqantahay Soomaaliland.

Cabdi Wali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in dadaal kasta oo la bixiyo aysan sax aheyn in dastuurka la dhameestiro iyadoo ay maqan tahay Soomaaliland waxa uuna ku taliyay in waqti dheer la geliyo wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

“Anniga ma aaminsani Dasatuurka in uu noqon karo Dastuur sax ah inta Somaliland maqantayah” ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Wali Sheekh Ibraahim Muudeey oo maanta ka hadlay fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku taliyay in la xoojiyo wadahadalka Soomaaliya iyo Soomaaliland maadaama waqtiga uu sii dhamanayo Madaxda Dowladda Soomaaliya ayuu ka dalbaday in ay xoojiyaan dadaalkooda ku aadan sii wadidda wadahalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

“Waxaan ugu baaqayaa madaxda Dowladda Soomaaliya in ay dar dar geliyaan wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland, waxaana darted hakad ugu jira arimo badan” ayuu yiri Cabdi Wali Sheekh Ibraahim Muudeey.

Inta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqayay in la dar dar geliyo dhameestirka wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland halka qaar kalane ay qirayeen in laga gaabiyay sii wadda wada-xaajoodka labada dhinac.

Previous Post

Senator Cabdi Qaybdiid “Dalkaan oo aan yeelan Maxkamad Dastuuri ah Khilaafka dhamaan mayo”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u yeeray Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xallinaya Khilaafka Kuxigeennadiisa iyo Guddiga Maaliyadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u yeeray Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com