Dood Furan: La-dagaallanka musuqmaasuqa iyo kobcinta dowlad-wanaagga
(KALFADHI) - Warbaahinta Kalfadhi ayaa 23-kii bishan Juun, 2023 ‘Twitter Space’ ku qabatay dood furan oo diiradda lagu saaray la dagaallanka musuqmaasuqa iyo kobcinta dowlad-wanaagga. Mowduucan ayaa ahaa...
Read more