• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow meel mariyay Sharciga Badroolka

Kalfadhi by Kalfadhi
May 20, 2019
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Golaha Shacabka oo aan maanta u kala harin meel marinta Miisaaniyadda 2019

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa xiligaan kulan xasaasi ah ku leh xarunta fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya ee guriga Umadda waxayna goordhow ay meel mariyeen Sharciga Badroolka Soomaaliya.

Xildhibaano gaaraya 150 mudane ayaa u codeeyay Sharciga Badroolka halka 4 kalane ay diideyn ma jirto Xildhibaan ka aamusay sida uu goordhow ku dhawaaqay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey.

Shircigaan oo ay dood badan ka qabaan madaxda maamul gobaleedyada Soomaaliya ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxay gelisay waqti badan sidii ay loo ansixin lahaa balse lama ogi jawaabta ay ka bixin doonaan madaxda maamul Gobaleedyada go’aanka golaha shacabka ee maanta sharcigaas codka lagu siiyay.

Previous Post

Guddiga Madax Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo dalbaday in laga raro madaxtooyada Soomaaliya

Next Post

Akhriso:- Doodii baarlamaanka ee Ansixinta Sharciga Badroolka dalka

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
Dhibaatooyinka isku milanka xubnaha baarlamaaka iyo golaha wasiirrada Soomaaliya

Akhriso:- Doodii baarlamaanka ee Ansixinta Sharciga Badroolka dalka

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com