• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Aragti

Xaldhibaan Odawaa” Xarigga iyo caga juglaynta saxaafadda waa calaamad aan u fiicneyn dowladnimada Soomaaliyeed”

Kalfadhi by Kalfadhi
May 28, 2019
in Aragti, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Aragti: Run u Sheegidda Dadkaaga

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambeerayay Xaragga Cali Aadan Muunin, oo katirsan wariyaasha Idaacadda Goob-joog ee magaalada Muqdisho.

“Waxaan cambaareynayaa xarigga loo geestay wariye Cali Aadan Muumin oo ah wariye dhalinyar kana tirsan Radio Goobjoog” ayuu yiri Xildhibaan Odawaa oo qoraal soo dhigay bartiisa facebook.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in xarigga iyo caga jugleynta saxaafadda ay tahay calaamad aan u wanaagsaneen dowladnimada Soomaaliya waxa uuna ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo.

“Xarigga iyo caga jugleynta waa calaamado aan u fiicneyn dowladnimada Soomaaliyeed” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

“Waxaan ugu baaqayaa hey’adaha amniga ee Xukuumadda in Cali deg deg oo siiyo Xorriyadiisa” ayuu ku soo gaba-gabeeyay qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa facebook Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Odawaa oo katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wariye Cali Aadan Muumin oo katirsan Idaacadda Goobjoog ayaa shalay looga yeeray in uu maanta 8:00 am uu yimaado xarunta dembi baarista Booliiska Soomaaliya ee CID waxaana markii uu tagay la sheegay in ay Ciidamada xireen Wariyaha oo la sheegay in ay dacwad ka soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

 

Previous Post

Xildhibaan Nuur Xaashi oo ku taliyay in Hirshabeelle ciidamadeeda Booliiska la kordhiyo

Next Post

Xildhibaan Jindi oo dhaliilay siyaasadda dowladda federaalka ee ku wajahan doorashooyinka Jubbaland

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
Xildhibaan Jindi oo dhaliilay siyaasadda dowladda federaalka ee ku wajahan doorashooyinka Jubbaland

Xildhibaan Jindi oo dhaliilay siyaasadda dowladda federaalka ee ku wajahan doorashooyinka Jubbaland

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com