• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo dib u eegaya xeerka shaqaalaha rayidka ah ee dalka

Cabdiraxmaan Maxamed by Cabdiraxmaan Maxamed
July 6, 2019
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo dib u eegaya xeerka shaqaalaha rayidka ah ee dalka

Golaha shacabka baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa. Waxaa miiska saarnaa akhrinta koowaad wax ka bedelka sharciga shaqaalaha rayidka ah.

Sidoo kale, kulanka waxaa lagu dhegaystay warbixinta baarlamanka jaamacadda carabta iyo sida ay uga hadleen damaca Kenya ee ku aadan Badda Soomaaliya

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Golaha shacabka ka hor aqriyay warbixinta Shirkii Jaamacada Carabta ee bishii hore lagu taageeray qadiyadda Badda Soomaaliya.

Prof. Dalxa ayaa arrintaas wuxuu hore ugu jeediyay golaha in jaamacadda Carabta looga mahadceliyo garab istaageeda.

Previous Post

Aqalka Sare oo Bulshada Rayidka ah ka qayb gelinaya dood ku saabsan Sharci ay usoo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka

Next Post

Xildhibaan Ciyaar-jecel oo codsaday in Ra’isal-wasaaruhu uu golaha hortago, maxay tahay sababtu?

Cabdiraxmaan Maxamed

Cabdiraxmaan Maxamed

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Xildhibaan Ciyaar-jecel oo codsaday in Ra’isal-wasaaruhu uu golaha hortago, maxay tahay sababtu?

Xildhibaan Ciyaar-jecel oo codsaday in Ra’isal-wasaaruhu uu golaha hortago, maxay tahay sababtu?

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com