Baarlamaanka Warar 

Xildhibaan Cabdifitaax oo ugu baaqay xukuumadda in ay ka noqoto xayiraadda Jubbaland

Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Duulista Hawada, Gaadiidka, Waddooyinka, Dekedaha, iyo Tamarta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, war-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu uga hadlay amarkii dhawaan dowladda Soomaaliya ay kusoo rogtay diyaaradaha taga iyo kuwa kasoo baxa magaalada Kismaayo.

Halkaan ka Akhriso qoraalka xildhibaanka oo dhameys tiran.

Xayiraada-Duulimaadyada-Kismayo-3

Warar kale oo la xiriira