Muxuu Madaxweyne Farmaajo kaga hadlay khudbadii uu ka jeediyay munaasabadii casho-sharafta ee loo sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu ...