Aragti Baarlamaanka Warar 

Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxaa kulanooda looga hadli donaan arrimo kamid ah Miisaaniyadda dowladda ee sanadkii 2019.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 2aad ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019, waxaana la filayaa in xildhibaannada ay aragtiyo kala duwan ay ka dhiibtaan.

Waxa ay xildhibaannada ay akhrinta Labaad marsiin doonaan ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan, kaas oo horey loo mariyey akhrinta Koowaad.

Wasiirka Maaliyadda ayaa la filayaa ama xubno ka socda wasaaradda in ay kulanka yimadaan si ay goobjoog uga ahadaan. Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku dadaaleysa sidii loo dhameyn lahaa arrimaha Miisaaniyadda ee sanadkii 2019.

Halkan kala soco wararka kulanka ku geedaaman…

 

Warar kale oo la xiriira