• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Aragti

Cabdi Qeybdiid “Kalfadhiga 6-aad yaan la xirin ilaa Dastuurka laga ansixiyo”

Hassan Istiila by Hassan Istiila
November 27, 2019
in Aragti, Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Cabdi Qeybdiid “Kalfadhiga 6-aad yaan la xirin ilaa Dastuurka laga ansixiyo”

Guddiga dib-u-eegista dastuurka ee labada gole ee baarlamaanka dalka ayaa maanta horgeeyay fadhiga wadajirka ah ee baarlamaanka habraac ansixinta Qaraarka Dastuurka KMG oo ka kooban 11 qodob .

Guddoomiyaha guddiga xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa sheegay in fadhiga baarlamaanka ee sanadkan aan la xirin ilaa Dastuur laga ansixiyo.

“Waxaan Baarlamaanka usoo jeedinayaa, shacabka Soomaaliyeedna oggeysiinayaa in kalfadhigan 6-aad aan la xirin ilaa shacabka Soomaaliyeed loo ansixiyo Dastuur sharciga waafaqsan. Haddii kale waxaa sanad kasta lagu jiri donaa Doorasho dadban, doorasho istaagan iyo doorasho jiifta”, sidaasi ayuu yiri guddoomiyaha.

Guddiga uu golaha shacabka BF u saaray sharciga doorashada ayaa la yimid model cusub oo doorasho iyaga oo meesha ka saaray  hannaanka doorashada nidaamka matelaadda isu dheelitiran ee liiska xiran, taa badalkeeda keenay  Nidaamka Aqlabiyadda ah (Majoritarian System) kuna salaysan in kursi kastaba gaarkiis loo doorto (Single Member popularity “SMP”) ama habka loo yaqaan horreeyaa guuleysta (First Past The Post “FPTP”) oo lagu kala baxo codka haldheeriga ah ee tartanka kursi deegaanka.

Previous Post

Guddiga Baarlamaanka: Nidaamka matelaadda isu dheelitiran waa la diiday ee hala hirgeliyo nidaamka aqlabiyadda ah

Next Post

“Musharax kasta wuxuu kusoo baxayaa ama ku harayaa codka uu helo, xisbina ma awooddo inuu codka cid kale uu siiyo”

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
“Musharax kasta wuxuu kusoo baxayaa ama ku harayaa codka uu helo, xisbina ma awooddo inuu codka cid kale uu siiyo”

“Musharax kasta wuxuu kusoo baxayaa ama ku harayaa codka uu helo, xisbina ma awooddo inuu codka cid kale uu siiyo”

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com