Aragti Baarlamaanka Warar 

Xeerka Qoondaha Miisaaniyadda ee sanadkan 2020

Xeerka Qoondaha Miisaaniyadda ee sanadkan 2020, ayaa dowladda shaacisay, waxaana Miisaaniyadda sanadkan 2020 uu ka badanyahay sanadihii lasoo dhaafay.

Halkan hoose ee links-ka ka akriso Qoondaha.

Dhawaan waxaan idin soo gudbin doonaa warbixin dhameystiran oo ka hadleysa xeerka.

http://gsh.parliament.gov.so/images/Miisaaniyadda/Xeerka_Miisaaniyadda_2020_V5.pdf?fbclid=IwAR0XYvqo0nuwX52_UxWxVRv36b418KfL8TnCSxyzpWa8HtE4JnzOHqa8AVk

Warar kale oo la xiriira