Aragti Baarlamaanka Warar 

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay Heshiiska Damaanad-Qaadka maalgashiga darafyada-badan

Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan. Ajandaha kulanka ayaa ahaa u codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan iyo akhrinta 3aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan, ayaa waxaa oggolaatay 139 xildhibaan, waxaa diiday hal xildhibaan iyadoona laba xildhibaan ay ka aamuseen.

Faahfaahinta halkan kala soco….

 

Warar kale oo la xiriira