• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Aragti

Koonfur-Galbeed oo soo bandhigtay shuruudaha laga doonayo xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka

Hassan Istiila by Hassan Istiila
February 29, 2020
in Aragti, Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Koonfur-Galbeed oo soo bandhigtay shuruudaha laga doonayo xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka

Maamulka Koonfur-Galbeed, ayaa isku diyaarinaya soo dhisida xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee maamulkaasi, iyadoona ay socdaan kulamo ay leeyihiin odayaasha dhaqanka ee deegaannadaasi.

Guddiga farsamada ee soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha u sharaxan ka mid noqoshada baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shuruudaha laga rabo Xildhibaanada waxaa ka mid ah in uusan ka yareyn 25-sano, islamarkaana uu bixiyo lacag is-diwangalin ah oo aan la shaacin tiradeeda.

Dhowaan ayaa Guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada baarlamaanka Koofurgalbeed Soomaaliya  waxa ay soo bandhigeen jadwalka soo xulista xildhibaanada cusub.

Guddiga ayaa sheegay in aan la aqbali karin, musharax xildhibaannimo oo aan buuxinin shuruucda ay guddiga soo bandhigeen.

 

Previous Post

Xildhibaan Daahir Jeesow oo sheegay in dad ay u dhinteyn ‘dhagaxa qaaliga ah’

Next Post

Cabdiraxman Cabdishakur; “Hubkii ciidanka ee loogu tala galay in lagula dagaallamo Al-Shabaab, dowladdu waxaa ay geysay Dhuusamareeb”

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Cabdiraxman Cabdishakur; “Hubkii ciidanka ee loogu tala galay in lagula dagaallamo Al-Shabaab, dowladdu waxaa ay geysay Dhuusamareeb”

Cabdiraxman Cabdishakur; “Hubkii ciidanka ee loogu tala galay in lagula dagaallamo Al-Shabaab, dowladdu waxaa ay geysay Dhuusamareeb”

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com