Aragti Baarlamaanka Warar 

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Hindise-sharciyeedka Nootaayooyinka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Mogadishu ku leh kulankii labaad ee kalfadhiga 7-aad ayaa ka doodaya Akhrinta 2aad ee H/Sharciyeedka Nootaayooyinka, kaasi oo horey Akhrinta koowaad loo marsiiyay.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxa  loo diray fariimo ku aadan in maanta uu kulan jiro, isla markaana laga doonayo inay soo xaadiraan kulankaas, si loo dardar geliyo howlaha shaqo ee horyaalla Golaha.

Xildhibaanada ayaa maalintii sabtida aheyd ee lasoo dhaafay kulankooda waxaa ay uga doodeen Sharciga Axsaabta oo kamid ah sharciyadda dalka oo Golaha laga doonayo inay ansixiyaan.

Halkan kala soco natiijada kulanka…

Warar kale oo la xiriira