Aqalka Sare oo sheegay in uu kaalin ku leeyahay ansixinta sharciyada, fariina u diray Guddiga Doorashooyinka
War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Aqalka Sare uu kaalin muhiim ah ...
War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Aqalka Sare uu kaalin muhiim ah ...
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay shirka dowlad-gobolleedyada ay 9-ka bishan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madasha ...
Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Amb Mohamed Mursal Sheikh Abdirahmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ...
Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo jeedinayay khudbada hadal-jeedinta bisha, ayaa ka hadlay xaaladdaha guud ee dalka Soomaaliya, gaar ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isniintii shalay si aqlabiyad leh u ansixiyay hindise-sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, kaas ...
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, Madaxweynihii hore Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ...
Ku soo dhawoow bogga ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.
© 2021 Kalfadhi.com
© 2021 Kalfadhi.com