Aragti Baarlamaanka Warar 

Akhriso Ajandaha kulanka maanta ee Golaha Shacabka

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku leh magaalada Mogadishu.

Ajandaha fadhiga maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha iyo Akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka. 

Xildhibaannada ayaa la filayaa in ay dood xooggan ka yeshaan Difaaca Qaranka iyo dhismaha ciidanka.

Halkan kala soco kulanka….

 

Warar kale oo la xiriira