• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Aragti

Falanqeyn: Shantii Dhuusamareeb, shanbaa iiga soo baxday

Hassan Istiila by Hassan Istiila
July 13, 2020
in Aragti, Falanqeyn, Warar
Reading Time: 2 mins read
0
Madaxweynayaasha Dowlad-Gobolleedyada oo maanta yeeshay kulanka go-gol xaar u ah shirka berri

1- Shirka wadatashiga Dhuusamareeb uga socday madaxda-maamul gobolleedyada dalka wajigiisii koowaad. 

Qodobada ugu muhiimsan ee lagu go’aamiyay waa in waqtigan dalka doorasho qof iyo cod ah ka dhici karin, taa oo u muuqata in lagu qiyaasey waqti dheer iyo diyaargarow ay u baahantahay doorasho qof iyo cod. Go’aan ka gaarista qodobkan wuxuu  meesha ka saarayaa diyaargarowga Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Xaliima Yareey. 

2- Qodobka labaad ayaa ah mid muhiimad weyn dhalinkara kaa oo ah in ay Dhuusamareeb ku baaqdey markale in shir 2-aad Dhuusamareeb la isugu yimaado oo ay ka soo qeyb galidoonaan dhamaan madaxda maamul-gobolleedyada iyo madaxda Qaranka.

Taana waa guul kale oo dhalinkarta itijaah siyaasadeed oo mideysan. 

3- Qodobada saadaalinta wajiga labaad ee Dhuusamareeb laba ayaa ah in la Isku afgarandoono, in dalka doorashadiisu ay noqoto, doorasho dadban iyo in wax laga bedelo qaabkii hore doorashooyinka dalku ay ku dhaceen.

Taa haday suura gasho, waa guul kale u soo hoyatay madaxda maamul-gobolleedyada oo doorashooyinka inta badan dalka ka dhicidoona in iyaga ay awood maamul ku lahaan-doonaan .

4- War-murtiyeedka shirka Shuusamareeb(1) ka soo baxay oo adduunka oo dhan uu ku hayo isha waxuu noqdey qodobo si degan loo diyaariyay laguna jaangooyay marxalada siyaasadeed ee dalka uu ku jiro waxaa laga ilaaliyay hadalo xanaf ku jira iyo awood sheegasho. 

Taana waa guul siyaasadeed reer Galmudug Hogaamiyahooda gogoshan fidiyay Siyaasiyiintooda iyo shacabkooda u soo Hoyatay oo mudan in lagu amaano siday isaga Ilaaliyeen wax ceeb Iyo dib u dhac Qaranka u Keenikara

5- Saadaalintu marka si hoos loo eego waxay Noqoneysaa in shirkan uu noqondoono shir Midnimo qaran horseedikara in dalku ay ka Dhacdo Doorasho lagu mideysanyahay taa oo Meesha ka saareysa madmadowgii u Dhaxeeyey Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fadaraalka Iyo Madaxda dowlada.

W/Q/  Mucaawiye Muudey

Previous Post

Akhriso: War-murtiyeedka laga soo saaray shirka wadatashiga dowlad-gobolleedyada

Next Post

Guddiga Garsoorka iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka oo la kulmay Qareennada Soomaaliyeed

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)
Warar

Mid kamid ah wasiirradii la magacaabay oo is casilay (Akhriso: Maxaa sababay)

August 3, 2022
Next Post
Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Hindise-Sharciyeedka Nootaayooyinka

Guddiga Garsoorka iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka oo la kulmay Qareennada Soomaaliyeed

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com