• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Madasha Xisbiyada Siyaasadda iyo Xisbiga Wadajir oo si isku-mid ah usoo dhoweeyay shirka Dhuusamareeb

Hassan Istiila by Hassan Istiila
July 14, 2020
in Baarlamaanka, Warar
Reading Time: 1 min read
0
Madasha Xisbiyada Siyaasadda iyo Xisbiga Wadajir oo si isku-mid ah usoo dhoweeyay shirka Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Siyaasadda iyo Xisbiga Wadajir ayaa si isku-mid ah usoo dhoweeyay natiijadii ka soo baxday shirkii Dhuusamareen uga socday 11-13 Julay, dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame, ayaa sheegay in natiijada kasoo baxday shirka ay xoojineyso mowqifkii ay horay xukuumadda iyo Xisbiyada Siyaasadda u qaateen, kaas oo ahaa in dalka ay ka dhacdo Doorasho aan xiligeeda kaddib dhicin.

Dhinaca kale Madasha ayaa soo dhoweyday gogosha loo fidiyay madaxda dowladda, waxaana ay ku baaqday in Uurada Bulshada, Xisbiyada iyo daneeyayaasha siyaasadda laga qeyb-gelliyo gogosha la dhigay.

Madasha ayaa sidoo kale caddeysay in xiligan loo baahanyahay wada-tashi ku aaday halka loo jiheysanayo.

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa shalay si diiran u soo dhoweeyay shirkii wada-tashiga maamul-gobolleedyada iyo war-murtiyeedkii ka soo baxay.

Go’aannadii kasoo baxay shirka ayuu sheegay in uu u arko kuwo guul hordhac u ah heshiis wada-jir ah oo ay gaaraan dowladda federaalka iyo maamul-gobolleedyada, dalkan u horseedi kara nabad, deganaansho iyo horumar.

Previous Post

Guddoonka labada Aqalka ee Baarlamaanka oo saxiixay Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Next Post

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xeerka maaraynta dhulka magaalooyinka Puntland

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland
Warar

Khasaaro ka dhashay banaanbax ka dhacay magaallooyinka Somaliland

August 11, 2022
Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)
Warar

Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirrada (Akhriso: Maxaa ka dhacay golaha?)

August 7, 2022
Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub
Warar

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub

August 4, 2022
Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada
Warar

Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirrada

August 3, 2022
Next Post
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xeerka maaraynta dhulka magaalooyinka Puntland

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xeerka maaraynta dhulka magaalooyinka Puntland

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com