Baarlamaanka Warar 

Aqalka Sare oo madaxweynaha ka dalbaday in la baaro been-abuur uu sameeyey Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ujeedkiisa uu yahay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo, been-abuurista hab-raaca dhaqan-gellinta xeerka maaraynta maaliyadda Guud ee dalka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa ku eedeeyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka in uu been abuur ku sameeyay hab-raaca dhaqan-gellinta Xeerka Maaraynta Maaliyada Guud.

Aqalka Sare ayaa warqadan u diray Madaxweynaha, Guddoonka Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo xafiisyada kale ay quseyso.

Halkan ka akhriso:

Warar kale oo la xiriira