Baarlamaanka Warar 

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Mogadishu, kaas oo ajandahiisa uu yahay akhrinta koowaad ee Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira.

Xildhibaannada ayaa xalay loo qeybiyay fariinta kulanka maanta, waxaa la filayaa in mudanayaasha dood xooggan ay geliyaan ajandaha, kaas oo xildhibaannada ay sheegeen in uu muhiim u yahay dalka Soomaaliya.

Dambiyada Galmada la xiriira, ayaa xildhibaannada qaar ay sheegeen in dalka Soomaaliya uu aad ugu badantahay.

Halkan kala soco kulanka maanta…

Warar kale oo la xiriira