Warar 

Akhriso: War-murtiyeed ay wadajir usoo saareen Puntland iyo Jubaland, oo ku saabsan shirkii Dhuusamareeb 3

Maamuladda Puntland iyo Jubbaland, oo soo saaray war-murtiyeed ayaa caddeeyay in aysan qeyb ka aheyn, laguna matalin shirka Dhuusamareeb ka dhacay. Waxaa ay sheegeen in ay markasta diyaar u yihiin dadaal kasta oo loo dhanyahay.

Labada maamul ayaa ka maqnaa shirkii Dhuusamareeb saddex, waxaana ay dhaliil xooggan u jeediyeen dowladda dhexe.

Halkan ka akhriso war-murtiyeedka

Warar kale oo la xiriira