Warar 

Akhriso: War-murtiyeedka shirka wada-tashiga Puntland iyo Jubbaland

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo shir wada-tashi ah ku lahaa magaalada Garowe, ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed, ay kaga hadlayaan qodobadii kasoo baxay shirkooda.

Waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade

Sidoo kale war murtiyeedka ayaa lagu qeexay in shir wadatashi ah la isugu imaan doono  magaalada Muqdisho si loo gaaro xal siyaasadeed oo la isku waafaqsan yahay qabsoomida doorashada 2020/2021.

Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka:-

Warar kale oo la xiriira