Baarlamaanka Warar 

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Senataro oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Senataro ayaa maanta gaaray Magalada Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha ayaa maalmaha soo socda ka qeyb-gelli doona furinta Baarlamanka Galmudug.

Senator Ilyaas Ali Xasan, oo kamid ah wafdiga Guddoomiyaha ayaa sheegay in sidoo kale kulamo ay la qaadan doonaan madaxda maamulka Galmudug inta ay joogaa magaalada.

Warar kale oo la xiriira