Baarlamaanka Warar 

Xildhibaano ka tirsan Hirshabelle oo ka shiray Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Mogadishu ayaa soo dhaweeyay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Siyaasiyiin kasoo jeeda degaannada Hirshabeelle, ayaa dhaliil ka qabay habka loo maray magacaabista xubnaha guddiga, waxaana xildhibaannada ay ugu baaqeen siyaasiyiinta in la taageero guddiga.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa maalin ka hor magacaaby guddiga oo ka kooban 12 xubnood.

Hirshabelle, ayaa ka hor sannadkan waxaa ay gali doontaa doorashooyinka guud iyada oo qaban-qaabada doorashada laga dareemayo deegaannada maamulkaasi.

Warar kale oo la xiriira