Baarlamaanka Warar 

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya labo Hindise sharciyeed

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maaanta lagu wadaa in ay  kulan ku yeelanayaan xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

Mudanayaasha ayaa lagu wadaa in ay ka doodaan akhrinta 1-aad ee Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed, kaas oo ay soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale xilidhibaanada golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay akhrinta labaad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga.

Halkan kala soco kulanka..

Warar kale oo la xiriira