Baarlamaanka Warar 

Madaxweynaha Jubbland oo Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ka hor-jeedinaya warbixin

Madaxeeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam oo booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare ee BFS, ayaa la filayaa in uu Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ka hor-jeediyo warbixin.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa kahor jeediyay warbixin asaga oo ku soo dhaweeyay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam asaga oo haatan warbixin kahor jeedinayo Guddiga Joogtada Aqalka Sare -BFS.

Waxaa hadda socota hadal jeedinta madaxweynaha… Halkan kala soco…

Warar kale oo la xiriira