Baarlamaanka 

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo baajiyay kulan weynaha Golaha oo maanta ka dhici lahaa magaalada Mogadishu

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baajiyay kulan weynaha Golaha, kaas oo looga hadli lahaa akhrinta 2aad ee Sharciga Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Lama ogga sababta ilaa iyo hadda loo baajiyay kulanka, iyadoo muddo xiligeedka Baarlamaanka uu hadda gaba-gaba yahay.

Baarlamaanka ayaa bishii hore akhrinta koowaad marsiiyay sharcigan, kaas oo dood xooggan ay ka galeen mudanayaasha.

 

Warar kale oo la xiriira