Baarlamaanka Warar 

Senator Muuse Suudi oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan wanaag ka rabin dalka

Senator Muuse Suudi Yalaxoow, oo kamid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo ka hadlay arrimaha shirka Farmaajo, Axmed Madoobe iyo Deni, ayaa sheegay in ay socdaan heshiis aysan qeyb ka aheyn dadka dega caasimada.

Mudane Muuse, ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan dalkan ka rabin wanaag, waxaana uu u jeediyay dhallin. 

Senatorka ayaa dhinaca kale sheegay in hadda la galo doorashada ama lasoo dhiso xukuumadda.

Shirkii saddex geesoodka ahaa waxaa hadda kusoo biiray madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Warar kale oo la xiriira